Wajiga labaad Ololaha ka hortagga adeegsiga bacaha oo laga furay Muqdisho

0
192

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS, ayaa magalada Muqdisho ku qabatay Ololaha wacayigalinta wajiga labaad ee todobaadka ka hortagga adeegsiga bacaha iyo ilaalinta bad qabka deegaanka.

Munaasabada ayaa waxaa kusugnaa wasiir ku xigeenka wasaaradda deeganka iyo isbededlka cimilada XFS aqoonyahano iyo madax kasocotay shirkadaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here