Wakaaladda biyaha ee Hargeysa oo daah-furtay biyo-xireenka deegaanka Geed-deeble ee duleedka Hargeysa.

0
213

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland, Duqa magaalada Hargeysa iyo maareeyaha wakaaladda biyaha magaalada Hargeysa ayaa si wada jir ah u daah furay mashruuca biyo xireenka deegaanka Geed deeble oo ay hirgelisay wakaaladda biyaha Hargeysa.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.