Waqtiga la qabanayo doorashada guddoomiyaha olonbikada Hiiraan oo lagu dhawaaqay

0
389
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga  qaban qaabada doorashada guddoomiyaha ololonbikada gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay in doorashada guddoomiyaha ay dhici doonto afarta bisha marso ee fooda nagu soo heysa

Gudiga ayaa sheegay in 28-ka bishan oo ku began maanta uu si rasmi ah u bilaaban doonto diwaan gelinta musharixiinta.

Cumar Yusuf Aadan ayaa warbixintan noo haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here