Wara biyood laga hirgeliyay galbeedka Kismaayo oo xariga laga jaray

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa loogu qabtay Tababar qaar ka mid ah Wariyaasha Ka Howl gala magaalada tabarkaasi oo ku saabsanaa Anshaxa Saxaafadda

Waxaa ka qeybgalay tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta KGS Dr Maxamed Ibrahim Bilaal iyo wariyaasha looqabtay tababarka

waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here