Warbixin ku saabsan dhaqaalaha dalka oo lagu soo bandhigay Muqdisho.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada qorsheynta XFS Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay kulanka warbixin muuqaleedka dhaqaalaha oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorsheynta qaranka Soomaaliya.

Waxaa ka qeyb galay kulanka wasiiro ka tirsan XFS xilibaano wasiirada maamul goboleedyada dalka iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Aadan.