Wariyaal Magaalada Kismaayo loogu qabtay tababar ku saabsan barashada aas aaska saxaafadda iyo sharciyayeeda.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan barashada aas-aaska saxaafadda iyo sharciyayeeda.

Tababarka ayaa loo qabtay wariyaasha ku cusub mihnadda saxaafadda kuwaaso oo ka howlgala xarumaha warbaahinta deeganada Jubbaland

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.