Wariyaal Tababar looga daahfuray Kismaayo

0
169

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa qaar ka mid ah saxafiyiinta Kismaayo u furtay tababar ku saabsan ka warramidda arrimaha Dalxiiska.

Daahfurka tababarka waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah wariyaasha magaalada Kismaayo iyo xubno kamid ah Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim