Wariyaal tababar loogu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo.

0
16

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan nabad dhiska iyo sameeynta muuqaalo qurux badan.

Tababarka ayaa loo qabtay qaar kamid ah saxafiyiinta ka hgoowlgala warbaahinada kala duwan ee Kismaayo.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here