Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Cabduqaadir Iimaan Warsame ayaa Magaalada Hargeysa tababar ugu soo gaba gabeeyay qaar kamid ah suxufiyiinta ka howlgala deegaanada Somaliland
tababarkan oo socday mudo 4 maalin ah oo ay soo qaban qaabisay Urur goboleedka IGAD qeybteeda IPAC ayaa suxufiyiinta lagu tababarayey sidii warbixino iyo Barnaamijyo ugu sameeyn lahaayeen saameynta isbadalka Cimilada
Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi