Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa daah-furay Warshad sifaysa Biyaha taasoo ay baahi weyn u qabeen bulshada deegaanka.
Xaruntaan oo ay hirgaliyeen qaar ka mid ah bulshada deegaanka ayaa logu tala galay in laga helo biyo nadiif ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.