Warshad soo saarta calafka xoolaha oo lagu wareejiyay beeraleyda Garoowe

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dowalada Gobaleedka Puntland Xasan Maxamed Xasan Goodir, ayaa beeraleyada Degmada Garoowe ee Gobalka Nugaal ku Wareejiyay Warshad soo saari doonata Calafka Xoolaha .

Warshadaan lagu wareejiyay beerleyada ayaa wax iska kaashaday Wasaaradda xanaanada xoolaha oo kaashanayso ha’yada beeraha cunnada iyo beeraha Adduunka ee FAO.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.