Warshad soo saarta gacmo iyo lugo macmal ah oo laga daah furay Muqdisho

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa munaasabad lagu daahfurayay mashiino cusub oo sameeyn doona xub no caawin doona dadka naafada ah sida lugo iyo gacmo.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa dhaqaatiir aqoonyahano dad naafo ah iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here