Warshadda digaaga oo laga hirgeliyay magaalada Shiniile oo xariga laga jaray.

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomalida Itoobiya Mustafa Muxumad cumar ayaa xariga ka jaray warashada diggaga ee farah oo laga hirgiliyay magaalada shiniile ee Gobalka sitti.

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan Dowlad Degaanka Soomalida Itoobiya,maamulka Magaalada shiniile,kan Gobalka sitti iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here