Warshado lagu sifeeyo biyaha oo lagu wareejiyay maamulka Magaalada Ceynaba

0
207

Baladweyne (Radio Beerlula)-Mas’uuliyiinta magaalada Caynaba ayaa hay’adda Action Aid kala wareegay warshado yar yar oo loogu tala galay ineey sifeeyaan biyaha si ay u isticmaalaan bulshada.

Munaasabadda warshadahan lagu wareejinayay waxaa goobjoog ka ahaa maamulka magaalada Caynaba ,xubno kamid ah hay’adda Action Aid iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here