Wararka Wasaaarada Beeraha XFS oo lagu wareejiyay 20 gawaarida Cagaf cagafta ah. By Radio Beerlula - November 3, 2024 0 222 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaarada Beeraha XFS ayaa magaalada Muqdisho kula wareegay in kabadan 20 gaadiidka cagafcagta ah. Gaadiidkan ayaa loogu talagalay in lagu horumariyo beeraleeyda Soomaliyeed. Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan https://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2024/11/Warka-Cagafcagafta-By-Americo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X