Baladweyne (Radio Beerlula)-kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada arimaha gudaha hirshabeelle u jeedkiisuna ahaa wadatashi iyo xalinta kilaafaadka dhismaha golaha deegaanka iyo dhameystirkiisa ayaa lagu qabtay magaalada jowhar ee caasimada Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed