Wasaarada beeraha Hirshabeelle oo matooro ku wareejisay qaar ka mid ah beeraleyda Jowhar.

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaarada Beeraha iyo waraabka  Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceeymooy ayaa shan matoor ku wareejiyay qaar ka mid ah beeraleyda magaalada Jowhar ee gobolka shabeellaha dhexe.

Munaasabada lagu wareejinayay matooradan ayaa waxaa goobjoog  ka ahaa maamulka degmada Jowhar iyo qaar kamid ah gudoomiyasha tuulooyinka  lagu wareejiyay matoorada.

Axmed Nuur Daahiye ayaa noo haya Warbixintan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here