Wasaarada caafimaadka Hirshabeelle oo sheegtay in cudurka karoona feyris ay dad ugu geeriyoodeen gobolka Hiiraan

0
198

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada Caafimadka Hiorshabeele Cabdi Macalin Muxumed oo shir jaraaid kuqabtay magaalada Jowhar ee xarunta mamulka Hirshabeele ayaa sheegay in xanuunka Covid 19 uu fara,ba,an uu kuhayo deeganada Hirshabeele.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here