Wasaarada Caafimaadka XFS oo wada qorshe ay ku qaadaneyso dhaqaatiir Cusub.

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada caafimaadka xukuumada federaalka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in ay wadaan Qorshe Isbitaalada Gobolada dalka lagu geeynayo Dhaqaatiir cusub.

Qorshahaan ayuu wasiirku sheegay in baahi weyn loo qabo waxaan dhaqaatiirtan mushaarkooda bixiniya XFS.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.