Wasaarada caafimada Soomaliya oo muqdisho ka daah furtay adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah.

0
92

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiiru dowlaha caafimaadka XFS iyo maamulka jaamacadda Ummadda ayaa si wada jir ah u daah-furay barnaamijka baarista indhaha oo si bilaash ah loogu fidinayo qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda umadda.

Munaaabada adeegaan caafimaad lagu daahfurayay ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyiin katirsan dowlada dhaqaatiir iyo madaxda jaamacada Umada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan