Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda awqaafta iyo diinta Jubbaland Cabdinuur Ibraahin Xuseen ayaa Xariga ka jaray Markanza Ibnu Cabas oo laga hirgaliyay Magalada Kismayo.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.