Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Soomaliland oo soo xirtay Tartan Ciyaareedka magaalada Caynaba

0
282

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuduwaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Soomaliland Ayaa soo xiray Tartan Ciyaareedka magaalada ceeynaba waxaana ka qeeyb galay boqolaal dad weynaha magaalada Ceeynaba bahda sports ka madax ka tirsan marti sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi