Wasaarada gargaarka Hirshabeelle oo bilowday diwaangelinta kaamanka barakacayasha Baladweyne.

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)- Isku duwaha wasaarada gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Cabdisalan Faarax Maxamed ayaa radio Beerlula u sheegay inay diwaangelin ku bilaabeen kaamka barakacayasha ee ku yaalla magaalada Baladweyne si loo ogaado baahiyaha ay qaban dadka danyarta ee ku nool kaamanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.