Wasaarada Haweenka Koonfur Galbeed oo Qalab Caafimaad ku wareejisey Maamulka Isbitalka gobolka Baay.

0
81

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed Somalia ayaa Deeq Qalab Caafimaad ku wareejisey Maamulka Isbitalka Gobalka Baay.

Deeqdan ayaa isugu jirtay dawooyin iyo qalab loogu tala galay in looga hortago Cudurka Crona.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin