Wasaarada Kalluumeysiga KGS oo agab loogu tala galay bada u qeybisay Kalluumaysatada Baraawe.

0
52

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda kaluumeysiga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashaneeyso Hay’adda Sareedo ayaa magaalada Baraawe agab looga talagalay bada ugu qeeybisay qaar kamid ah ka mid ah Bulshada ku nool magaaladaasi.

Goobta lagu qeybinayay Agabkaan ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Magalada Baraawe,masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda kalluumeysiga maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno ka socday Hay’adda sareedo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here