Wasaarada shaqa galinta Soomaliland oo Tababar Ku Saabsan Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka ka daahfuray Hargeysa

0
15

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaarada shaqo galinta Somaliland Axmed Xassan ow-aadan ayaa Magaalada Hargeysa ka daah furay tababar ku saabsan habka ugu haboon looga hortagi karo tacadiyada loo geysto haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.