Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG oo shaqo abuur u sameysay Laba kun oo dhalinyaro ah

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada mamulka konfur galbeed ayaa waxuu  shaqo abuur u sameeyay  dhalinyaro gaareyso labo kun oo dhalinyaro ah waxaana la bari doonaa Cilaan saarka Sameeynta Moobeelka  korantada iyo xarqaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen