Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay Natiijada imtixaanka jagada macalinino.
Munaasabadda lagu shaacinayay Natiijada imtixaanka oo aay sanadkaan galeen 10,333 macalin ayaa waxaa goob joog ahaa xildhibaano ka tirsan BFS,wasiirro,agaasimiyaal iyo xubno ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir.
Warkan waxaa i noo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq