Wasaarada waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee dalka

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee dowladda oo sannadkan ay ka qeyb galeen 33,468 ardey kuwaasoo ku gala galay 115 xarumood oo ku yaalla deegannada Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubbaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi