Wasaaradda waxbarashada XFS oo muqdisho ka daahfurtay kulan looga hadlayay kormeerka dugsiyada Dalka.

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka ayaa waxaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlaayay ansixinta iyo dib u eegis lagu sameynayo kormeerka dugsiyada Dalka.

Waxaa kulanka goob joog ahaa masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada Heer federaal iyo heer Doowlad Goboleed iyo Hay,adaha dhinaca waxbarashada ka caawiya Dowlada Soomaliya.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan