Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka waxbarshada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo magaalada Muqdisho uga qeyb galay kulan Dood furan oo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa waxbarshada ayaa sheegay in wasaarada waxbarashada XFS ay wado qorshe lagu tayeeynayo waxbarashada dalka gaar ahaan jaamacadaha kuwaasi oo lagu sameyn doono tira koob iyo diiwangelin si loola socdo xogahooda
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.