Wasaarada Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Hirshabeelle oo wada qorshe lagu dhireynayo deeganada Hirshabeele.

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa Hirshabeelle ayaa shaaca ka qaaday in Wasaarada qorsheysaneyso in inkabadan 10,000 oo geed lagu talalaali doono qeybo kamid ah deeganada Hirshabeele.

Meelaha dhirtan lagu beerayo ayaa waxaa kamid ah xarumaha barakacayasha xarumaha dowlada iyo goobaha waxbarashada iyadoona sidoo kale lasameyn doono goobo lagu bacrimiyo dhirta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.