Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa maamulka Jubbaland ayaa kala wareegtay Wasaaradda Xaanada Xoolaha XFS Talaalka Xoolaha oo dhoowr nooc isugu jira.
Talalkaan ayaa loogu talagalay in la siiyo xoolaha oo mudooyinkii dambe qabay xanuuno kala duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.