Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu qabtay kulan aqoon isweydaaris ah oo kor looku qaadaayo tayada iyo xirfada shaqaalaha wasaaradaha maaliyada Dowladda Federalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka
Waxa kaqeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan wasaarada maaliyada XFS madax katirsan wasaaradaha maaliyada maamul Goboleedyada dalka.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi