Wasaaradaha qorsheynta Soomaaliya, Hirshabeelle iyo maamulka gobolka Hiiraan oo ka shiray baahiyaha ka jira Baladweyne.

0
258

Baladweyne(Radio Beerlula)- shirka wadatashiga qorshaha sagaalad ee horumarinta qaranka oo ka socda magaalada Baladweyne islamarkana ay ka qeyb galeen maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo bandhigay baahiyaha ka jira Baladweyne, sida fatahada webiga shabeelle arrimaha caafimaadka, waxbarashada, dib u dhiska jidadka iyo garoonka diyaaradaha.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here