Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle oo daah furtay dhismaha golaha deegaanka Balcad.

0
165

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa degmada Balcad ku qabatay munaasabad lagu daah-furayay dhismaha golaha deegaanka ee degmadaasi .

Waxaa ka qeyb galay bulashada Degmada odyaasha dhaqanka culumada ururada bulashada rayidkaa masuulinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here