Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle oo qabatay doorashada guddoomiyaha degmada Balcad.

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ku qabatay Doorashada Gudoomiyaha Iyo Gudoomiye ku xigeenada Degmada Balcad .

Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Degmada Balcad ayaa udoortay Gudoomiyaha ahna Duqa Degmada Balcad Mudane Qaasim Cali Nur .

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here