Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo Garoowe ku qabatay tababar ku saabsan nidaamka Federaalisim-ka.

0
346

Baladweyne(Radio Beerlula)- magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan nidaamka federaalisim-ka.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here