Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Dhuusamareeb ka furtay kulan ku saabsan qorshaha dib-u-heshiisiinta qaranka

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa Dhuusamareeb ka furtay kulan socon doono laba cisho oo ku saabsan qorshaha dib-u-heshiisiinta qaranka iyadoona kulanka ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha gudaha gulmudug iyo qeybaha bulshada dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed