Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Beeraha iyo waraabka Hirshabeelle oo kaashaneyso shacabka Tuulooyinka Nuukaay iyo Halgan ee magaalada Jowhar ayaa ku guuleystay xirista buq ka baxday bartamaha Tuulooyinkas.
Buqdan ayaa inta badan saameysa barakicinta ldadka labada Tuulo kuwaasi oo ah dad beeraleey ah.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


