Wasaaradda beeraha Hirshabeelle oo qalab xafiiseed ku wareejisay iskaashatooyin ka dhisan gobolka shabeelaha dhexe.

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle oo kaashaneysa Hay’adda FAO ayaa agab xafiiseed ku wareejisay labo iskaashato oo kala ah Horyaal iyo Al Cadaala, kuwaas oo kadhisan degmada Jowhar.

Wareejinta agabkan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Hirshabelle, mas’uuliyiin ka socday Hey’adda FOA iyo qaar kamid ah Beeraleeyda Jowhar.

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here