Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo sheegtay in laga cabsi qabo fatahaad uu sameeyo Wabiga shabelle

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad gobalkeedka Hirshabeelle Maxamad Faarax Cali oo warbaahinta kula hadalay magaalada Jowhar ayaa Ugu Baaqay Hay’adaha, Ururada ka shaqeeya Horumarinta beeraha iyo Maamulka Hirshabeelle in laga caawiyo Beeraleyda sidii looga hortagi lahaa fataahada wabiga Shabelle maadama la guda galay xiligii loo diyaar garoobi lahaa tacbashada beeraha.

Warbixintan waxaa soojeedinaya   Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.