Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo soo gabagabeysay cara-tuurka deegaano laga cabsi qabay inuu fatahaad ka sameeyo Webiga Shabeelle.

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle, Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Howl-wadeenada Wasaaradda ayaa kormeer ku tagay tuulayinka Mooyko, Buulo Xaaji, iyo Jowhar Soomali kuwaas oo mudooyinkii dambe Wasaaradda ay ka waday howlo lagu cara-tuurayay jiinka wabiga Shabeelle.

Waxa goob joog ahaa ololaha Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle qaar ka mid ah Howl-wadeenada Wasaaradda iyo mas’uuliyiinta tuulooyinkaasi.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here