Wasaaradda Beeraha Puntland oo cagaf cagafayo ku wareejisay beeraleyda degmada isku shuban.

0
255

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka mamulka  Puntland ayaa 2 cagaf cagafyo ku wareejiyay beerleyda Degmada iskushuban kuwasoo mudooyinkii dambe waday tacbashada beeraha.

Cagafyadan ayaa waxaa baahi badan u qabay beeraleeyda Degmada iskushuban si  ay horay ugu sii wadaan wax soo saarka beeraha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here