Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS ayaa wadda qorshe beeraleeyda ku nool tuulooyinka ku yaalla gobolada dalka ay ku beera karaan beero xiliyada aay jiraan abaaraha iyadoo laga faa-idesanayo biyaha mara dhulka hoostiisa .
Beeraleyda ayaa hadda ku tiirsan wabiyada mara dalka iyo xili roobaadka taas oo sababtay in tacabka beeruhu yaraadaan marka roob la,aan dhacdo wabiyadana aay biyo yareeyaan .
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.