Wasaaradda Beeraha Soomaliland oo gobolada udirtay kooxo ka socda waaxda ladagaalanka Ayaxa.

0
211

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Beeraha Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka ambabixisay  gaadiid iyo qalab kala duwan oo loogu talo galay in lagula dagaalamo Ayaxa.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player