Wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle oo degmada Aadan Yabaal imtixaan uga furtay howlwadeenno loo qaadanayo isbitaalka degmadaasi.

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Isku duwaha mashruuca Damal caafimad ee Hirshabelle Ahmed Sheikh Ali Ahmed iyo guddoomiyaha degmada Aaden-yabal Cali Omar ayaa si wada jir ah u furay Imtixaanka shaqaalaha Isbitaalka degmada.

Imtixaankan ayaa laga qaadayaa dhamaan da,yarta baratay caafimaadka si kuwa kusoo baxay ay ugu howlgalaan isbitaalka degmada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan