Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland Axmed Maxamed Sadim ayaa agab caafimaad ku wareejiyay saraakiisha xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo.
Wareejinta deeqdan daawada ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka Jubbaland, iyo saraakiisha xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.