Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Caafimaadka maamulka Koofur Galbeed ayaa xariga ka jaray isbitaal cusub oo lagu magacaabo isha kaas lagu daaween doono dadka adeegyada caafimaad u aadi jiray dalka dibadiis.
Xarig jarka isbitaalka ayaa Waxaa ka soo qeyb galay bahada caafimaadka , dhalinyarada , Haween iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.