Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa Xariga ka jaray xarun Caafimaad oo lagu iibiynayo dawooyinka Jumlada ah ee laga keenay dalka dibaadiisa taasi oo laga hergeliyay magaalada Garoowe
Xaruntan caafimaad ayaa waxaa hergeliyay dhallinyaro dhaqaatiir ah oo wax ku bartay gudaha iyo dalka dabadiisa kuwaasi o ku dhiiraday ineey ka shaqeeytaan wadankooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim